Assign modules on offcanvas module position to make them visible in the sidebar.

Testimonials

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.
Sandro Rosell
FC Barcelona President

 

Maqaallada Qabyaaladdiidka

IMAGE Xisbiyada Siyaasada iyo Qabyaalada
Thursday, 10 November 2016
Hordhaca: Soomaaliland waxa ay ku dhawaaqday in ay madax banaanideeda kala soo noqotay Jamhuuriyadii Soomaaliya bishii May 18keedii sanadkii 1991 kii... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Qabiil iyo Qaran Waa Laba Aan Israacin, Saamaynta Taban ee Dhaqanka Qabiil ku leeyahay Qaranka
Friday, 20 November 2015
Marka hore: Qoraalkan kooban waxa aynu ku eegaynaa mushkiladda qabyaaladda iyo sida ay liddiga ugu tahay qarannimada.  Liddinnimada... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE My Peoples' Satanic doctrine
Monday, 02 November 2015
I have seen it hijacking my people towards unknown future; I have seen it destroying the moral values of my culture; I have seen it growing... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE SAAMAYNTA QABYAALADDA
Saturday, 24 October 2015
Waxaan soo dhawaynayaa fikradaha ay dhalinyarada iyo waayeelka aqoonyahanadu soo bandhigeen, iskood isku xilqaamay bilaabayna wacyi galinta OLALAHA... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Cabdikariim Axmed Mooge Waxa Ka Horreeya Jid Dheer Oo Qodxani Ka Buuxdo”
Tuesday, 20 October 2015
In qofka aadmiga ahi xagga maskaxda iyo fekerka ka xoroobi waayo, oo garashada gun ka ahaato, waxa ka dhasha in uu wax kasts si taban iyo si khaldan... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Public resource management Part 1 (Somaliland perspective)
Saturday, 17 October 2015
The term Fiscal policy means the way governments adjusts their spending levels and tax rates to monitor and influence a nation's economy. This... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Qiimo male qabyaaladi
Thursday, 15 October 2015
Qof kasta oo adduunka Eebbe ku abuuray wuxuu ka dhaliyay qoys iyo qabiil uu ku abtirsado, isir ahaana lagu aqoonsado, waxa kale oo Eebbe ku beeray... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Qabyaalada iyo Raad Xumadeeda
Friday, 17 January 2014
Ereyada qabyaalad iyo qabiil ayaa had iyo jeer qeexidooda amma kala saaridooda  lays ku qaldaa amma inta si uu taqaanaa si fiican loo kala... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Qabyaaladda Siyaasadeed Waa Qaran Dumis: Soomaaliland Halis bay ku Jirtaa – W/Q. Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyne)
Friday, 17 January 2014
aranka Soomaaliland yaa leh?  yaa dhistay oo kakooban yahay?  Maqaalkani su’aalohaas buu marka hore dabagalayaa.  Ifafaalaha... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Riyadii Madaxweynaha!Hal-door Barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd oo uu ku riyooday
Friday, 17 January 2014
Hal-door barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE

Wararka Ololaha

IMAGE Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland oo ku baaqay in qabyaalada layska daayo Hargeysa ( Qabyaaladdiid)
Thursday, 20 April 2017
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland mudane Salebaan Maxamoud Adan oo maanta dalka dib ugu soo laabtey ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Wasiirkii hore ee Boosaha Mudane Abgaal oo sida fiinta uga qayliyey Qabyaaladda Somaliland ka aloosan
Thursday, 22 December 2016
Wasiirka oo kelmaddan ka sheegay xaflad uu ka qayb galay, wuxuu sheegay in shacabka reer somaliland gaar ahaan shacabka degan aanay rabin qabyaaladd,... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE War Murtiyeed Kulankii Ololaha Qabyaaladdiidka
Saturday, 12 November 2016
Kulan sannadeedkii 1-aad ee aasaaska Ololaha Qabyaaladdiidka Somaliland oo 10-11 kii  November 2016; ka qabsoomay Hotel Rays ee magaalada... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE kulankii Sanadlaha ahaa ee Qabyaaladdiidka oo Maanta Boorama ka Furmay
Thursday, 10 November 2016
kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen bahda Ololaha qabyaalad diidka  oo soconayana mudo laba cisho ah ayaa maanta si rasmi ah uga furmay... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Is barbardhigga Qabyaaladda Somalida iyo ta maraykanka
Tuesday, 09 August 2016
Waa waraysi qiima leh oo uu is barbar dhigaayo weriye Cali Xaraare iyo Martin oo ah aqoonyahanka waraysiga bixiyay. MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE NIDAAMKA XISBIYADA BADANI WAA IN UU QABYAALADDA INAGA KORIYAA; kelmad uu jeediyay Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi
Sunday, 31 July 2016
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo ka qayb gallayay xaflad loogu dabaal dagaayay degmada cusub ee Bali- Mataan, ayaa si qoto-dheer uga hadlay sida ay... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE QABYAALADDU WAA ABOORKA QARANKA, kelmad qiima leh oo Faysal Cali waraabe jeediyay
Thursday, 28 July 2016
Gudoomiyaha xisbiga  Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa ku tiraabay in qaranimadii Somaliland khatar ku jirto,... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Reer Soomaalilaanoow, Inna Wadi-meyso Qabyaaladda Aynu Telefiishannada Kaga Faannaa
Tuesday, 26 April 2016
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa ka hadlay dhibaatada ay Dalka iyo Dadka Reer Somaliland u soo... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE

Suugaanta Qabyaaladdiidka ah

IMAGE Qaran iyo Qabiil Isma qaban karaanoo
Monday, 30 October 2017
QARAN IYO QABIIL ISMA QAADI KARAYAAN, waa codkii dahabiga ahaa ee Fuad Oma iyo erayadii Abwaan Fuad Ibraahim “Faud Wabari” laba fuad... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Ninkii u Hanweyn Hogaanka dalkow, Hankaagu ha dhaafo Reer hebeley!
Wednesday, 11 October 2017
Waa Hees murti ku idishay oo ummada lagaga wacyigelinaayo aafada Qabyaaladda oo u muuqata masiibada ugu weyn ee haysata ummada Somaliland. Qabyaalad... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Miyir qabaw: Gabay qiima leh oo si cilmiyeysan dhibta qabyaalda u qeexaaya
Monday, 26 September 2016
Abwaan: Bashiir Sh. Omer Good ma dibjirey qabiilow, qaadhaan ku noolow, qacda waaga subixiyo, qudarada habeenkii qolqolada wareegow, qudhun iyo... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Maansada Dhaqayo
Saturday, 02 January 2016
Maansadan ku magac dheer “DHAQAYO” waxaa curiyay  Abwaan/qabyaaladdiid  Cabdirisaq Ibrahim Cabdiraxmaan Cirsankayeedh,... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Maanso: Qabyaaladu foolxumaa
Friday, 20 November 2015
Maansadan waxaa curiyey Cali Cabdi Saayaq  taariikhdu markey ahayd 1991 kii waxana la yidhaahdaa 'Qabyaaladi foolxumaa' ... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE DHUFAAN
Saturday, 14 November 2015
waxa hadda xilkii ka degay madaxweynihii masar ka dib markii muddo ku dhaw 20 cisho (18 cisho ) ay isku soo baxyo baahsan dhallinyartu ka waday... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Maansada: Hoga-tus
Monday, 02 November 2015
Maansadan oo aan ugu magac daray Hoga-tus waxay soo baxday 25/9/2015, maansadu waxay si guud u yar taabanaysaa aafada qabyaaladda, bal se waxay... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Gabayga REERO
Monday, 02 November 2015
Gabayga REERO waxaa curiyay Ahmed C/laahi Maxamud oo ku magac dheer Axmed Fartaag loo jooga Doha Qatar, taariikhdu markay ahayd 28/8/2015, Ujeedada... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE
IMAGE Gabayga Basal
Monday, 02 November 2015
Gabayga Basal waxaa curiyay Ahmed Abdulahi Fartaag taariikhdu markay hayd 20/8/2015, oo jooga magaalada Doha ee wadanka Qadar   Ujeedada iyo... MOD_GLOBALNEWS_READ_MORE_TITLE

Facebook OCQ

Dhacdooyinka Ololaha

December 2017
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
31

Haddii aad tahay qabyaaladdiid nala wadaag qoraalo, sugaan, warbixino ku saabsan cilmi baadhis laga sameeyay qabyaalada, farshaxan/sawir xambaarsan fariin ka dhan ah qabyaaladda, halku-dhagyo, warar ku saabsan dadaalka  ku lidka ah qabayaaladda meeshu doono aduunka haka dhacee si aan u gaadhsiino ummada. email kan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Muuqaalka Todobaadka

MUUQAALLO BADAN (Videos)

loading...